Dhegeysiga dacwadda baddeenna ee ay muranka gelisay Kenya ayaa galabta lagu soo geba gebeeyay xarunta Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda...
Wareeggii 1-aad ee Dacwadda Baddeenna ayaa maanta si rasmi ah u soo gaba-bagoobay.. Sida uu warbaahinta u sheegay Xeer ilaaliyaha...
Hay’adda daawooyinka Yurub ayaa shalay oo Isniin ahayd sheegtay in ay ku wadaan baaritaan ku saabsan waxyeelada ka dhalan karta...
Amiirka Dalka Qatar, Sheekh Tamiim bin Xamad ayaa uga tacsiyeey Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo geerida ku timid Madaxweynihii...
Safiirkii Talyaaniga u joogay dalka Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee Koongo ayaa lagu dilay bariga dalkaasi sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha dibadda...
Wasaaradda caafimaadka Dawladda Shiinaha ayaa si toos ah uga hadashay shaqada loo diray kooxda khuburada caafimaadka ee ka socda hay’adda...
Ninka ugu taajirsan Laatin Ameerika Carlos Slim ayaa laga helay cudurka safmareenka ah ee Karoonka Fayras Qoyska bilyaneerkaan 80 jirka...
Suxufiga Larry King Suxufigii weynaa ee Larry king ayaa ku dhintay isbitaal ku yaala magaalada Los Angles ee dalka Mareykanka....
Shan qof ayaa ku dhimatay dab xoog leh oo ka kacay machadka Serum ee dalka Hindiya. Dhismaha machadka ayaa ah...
Dhismahan ayaa ah meesha ugu weyn aduunka ee lagu farsameeyo talaalka COVID-19 saraakiisha dab-demiska waxay sheegeen in sababta dabka la...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...
Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela Soomaalida, siyaasiyiin hore,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho