Kooxda Real Madrid ayaa garoonkeeda Santiago Bernabeu 2-o uga badisay kooxda Deportivo La Coruna. Kooxda Real Madrid ayaa waxaa labadii...
Kooxda Blackburn Rovers oo ka ciyaarta heerka labaad ee dalka ingiriiska ayaa u soo baxday quarter finalka koobka FA Cup-ka,ka...
Kooxda Aston Villa ayaa Tim Sherwood u magacawday tababaraha cusub,isagoo bedelay Paul Lambert oo khamiistii laga ceyriyay shaqada kooxdaasi. Macalin...
Kooxda Bayern Munich ayaa xasuuqday oo garoonkeeda Allianz Arena 8-0 uga badisay kooxda Hamburger SV. Ciyaaryahanada kala ah Thomas Mueller,Arjen...
Kooxda West Bromwich Albion ayaa u soo baxday quarter finalka koobka FA Cup-ka,ka dib markii ay garoonkeeda The Hawthorns 4-0...
Kooxda Everton ayaa waxaa garoonkeeda Goodison Park 0-1 uga badiyay kooxda Chelsea oo hogaamineyso horyaalka ingiriiska. Garsoorihii ciyaarta Jon Moss...
Kooxda Barcelona ayaa lugtii koowaad ee Semi-finalka koobka Copa Del Rey waxa ay garoonkeeda Camp Nou 3-1 uga badisay kooxda...
Kooxda Aston Villa ayaa caawo ku dhawaaqday in ay shaqada ka ceyrisay macalin Paul Lambert,ka dib markii ay xalay kooxda...
Kooxda Arsenal ayaa caawo garoonkeeda Emirates Stadium 2-1 uga badisay kooxda Leicester City. Milkiilaha kooxda Leicester City Vichai Srivaddhanaprabha ayaa...
Xulka Ivory Coast oo habeenkii axadda ku soo guuleeystay koobka qaramada afrika ayaa si aad ah loogu soo dhaweeyay caasimada...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS, Maxamed Cismaan Nastaara, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho