Shirkan oo socday sadaxdii maalin ee la soo dhaafay waxa uu ahaaa kii laba iyo tobnaad ee madasha Wadajir oo...
Munaasabadaan lagu soo bandhigaayay Buugga ay qortay Qoraa Najmo Maxamuud Sh Cumar "Qaran Bila" ayaa xalay waxaa lagu qabtay Hotel...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa warbixin ku saabsan gumaadka loo geystay Al-Shabaab sanadkan 2018-ka, anagoo ku eegeyno...
Banaan-baxaan lagu taageeraayay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliyeed dadaalada ay ugu jiraan Dhismaha Dalka iyo kor u qaadista Kaabayaasha dhaqaaalaha ee...
Muqdisho- Cali Maxamed Cabdullaahi Macallim Aadan wuxuu Alshabaab Kaga biiray degmada Saakow sanadii 2013. Waxa uu sheegay in uu qaabilsanaa...
Baraawe, Wefdi uu hugaaminayo guddoomiyaha Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute oo ay ...
Quruxda iyo muuqaalada Badeena Soomaaliya ayaa ah mid kusoo jiidanaaya meel kastoo aad ka aragto xeebaha Dalka maadaama ay tahay...
Magaalaada Muqdisho ayaa sanadkii afaraad waxa ay marti galisay Bandhiga caalamiga ah ee buugaagta Muqdish, waxaa ka qeyb galay aqoonyahano...
Barnaamijka Wadajir oo diirada saara xasilinta dalka si bulshada loo gaarsiiyo maamulka ayaa todobaadkan waxaa uu ka hadlayaa howlaha...
Muqdisho, Iyadoo tira dhowr jeer ah ay Maxkamadda Darajada, 1-aad u fariisatay eedda loo heysto 18-qof oo ka tirsan Guutada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa...
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka DWBS, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jabriil ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay ku xigeenka Ergayga...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Dugsiga Xananbuure ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho