“kuwa sidayda oo kale raba in ay Shahiidaan” SONNA, waxeey heshay Akhbaar ay yartahay in lahelo, waa xaqiiqo dhab...
Dal walba waxaa dhisa bulshadiisa, haweenkuna waa lafdhabarka bulshada, waana taa midda lagu gaaro horumar iyo baraare. Iyadoo ay sidaas...
Sida uu sheegay aqoon yahan Liiban Cabdi Cali agaasimaha Talefishinka Qaranka Soomaaliyeed weli Radio Muqdisho waa ma huraan iyo miro...
Hor iyo Horaanba intaanan u galin Xusuus Qorkayga waxaan Hambalyo leeyahay Howlwadeenadda Radio Muqdisho meel kasta oo ay joogaan, Waxaan...
Waxaan hambalyo u dirayaa Raadiyaha qaranka ee Muqdisho oo ku aadan munaasabadda sanadguurada 66-aad ee ka soo wareegtay markii la...
Maanta waxan u joognaa Radio Muqdisho codka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo u dabbaal degaya sanad guuradii 66-aad eek a soo...
Dalkaan dhib badan ayuu soo maray 27-kii sano ee la soo dhaafay, kaasoo gaarsiiyay meesha uu hadda taagan yahay, waxaana...
Dalka Soomaaliya waa mid ka soo kabanaya dagaal sokeeye. Geeridii, dhaawacii, qaxii iyo burburkii dagaalka sokeeye dartood, konton iyo toddoba sano...
Kooxda Baambeyda oo ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa waxa ay qabtaan shaqooyin aad u muhiim ugu ah Qaranka Soomaaliyeed,...
Maanta oo ah 21-ka Septembar , waxay ku beegan tahay Maalinta Caalimiga ee Nabadda, taaso oo ay qeexday Qaramada Midoobey...
Drs Nasra Cabdisamad ayaa si qoto dheer u sharaxday muhiimadda hal-ku-dhigga loo doortay sanadkan ee xuska Maalinta Caalamiga ah ee...
Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.
Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho