Allaha u naxariistee Gaashaanle Cabdiladiif Axmed Culusow {Feyfle} Taliyihii ururka 6-aad, guutada 16-aad ee ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab,...
Fadhiga kursiga oo kaa qaldama sameyn intee la'eg ayuu ku yeelanayaa caafimaadkaaga? Ellena Bastarnak, oo ah dhaqtarad u dhalatay dalka...
Sida websit-ka the Verge uu maalintii talaadada ka soo xigtay ilo lagu kalsoon yahay oo xogogaal u ah Shirkadda facebook...
Laba gabdhood oo walaalo ah, oo 5jir iyo 7 jir ah ayaa waxa ay dhowr maalin waxa ay guriga...
Maanta waxaa Muqdisho ka bilaabatay doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Somaliland oo waxaa la dhageysanayaa hadal jeedinta musharaxiinta 11-ka kursi...
21 Sebteembar 2021 –– Tartanka Gabayada Soomaalidu maanta ayuu si rasmi ah u furmay, waana abaalmarin sannadle ah oo uu qabanqaabiyay Hoyga...
Dalka Afgaanistaan waa Waddan ku yaalla Bartamaha Qaaradda Aasiya, waxaa xuduud la leh wadamada Tajikistan, Uzbekistan iyo Turkmenistan , Iiraan...
25 Agoosto 2021: Waxaa maanta la daahfuray barnaamij lagu horumarinaayo dhaqanka & suugaanta oo la magac baxay “Hoyga Maansada Soomaaliyeed....
Khamisitii la’ soo dhaafay waxan kamid ahaa wefdi culus oo uu hoggaaminayey Raisal Wasaaraha Xukuumadda JFS Maxamed Xuseen Rooble, ujeedada...
Askari horay uga tirsanaa militariga dalka Belgium oo lagu magacaabo JURGEN ayaa ku jira dhuumaaleysi laga bilaabo taariikhdu marki ay...
Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.
Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho