Wasaaradda Waxbarashada,Hiddaha iyo tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qaadanaysa Saddex kun oo Macallimiin ah, si kor loogu qaado...
Kooxo burcad Koonfur Afrikan ah ayaa Maanta gudaha dalkaas kudileen muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Ganacsatada Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika...
Guddoomiyaha golaha shacabka ee BJFS Mudane Sheikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyay shir xildhibaanada golaha ay ku yeeshay magaalada...
Ciidanka Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegay in Kuuriyada Waqooyi ay Sedax Gantaal oo riddada gaaban ah ku ridday Xeebaha bari ee...
Allaha u naxariiste, halgamaa Hibaad Cali Dasar, ayaa shihiiday isaga oo kor yeelaya sharafta ummadda Soomaaliyeed iyo qiimaha Diinteenna Suubban,...
Kooxda Khawaarijta Al shabaab ayaa duugay Ceel biyood ku yaallo Aboocow oo hoostaga deegaanka No-50 ee gobolka Shabeellaha hoose. Khawaarijta...
Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa Jimcihii, meel mariyay qaraar Maxkamadda cadaaladda ugu baaqaya inay tixgeliso arrinka ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud macalin Cabdulle oo maalmahan safar shaqo ku joogo dalka Turkiga ayaa kulan la...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay xaaladda dalka, ayaa codsi iyo farriin u diray shacabka ku nool caasimadda...
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay ka xun tahay shaqaaqooyinka ka socda magaalada Laas Caanood ee Gobolka Sool. DFS waxay ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu...
Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙, oo burcad-badeeddu 17-kii...
RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta akhrinta koowaad marsiiyay laba hindise-sharciyeed oo muhiim u ah...
RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlay dhisidda kalsoonida iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho