Wasiirka howlaha guud iyo dib-u-dhiska Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Jaamac Xuseen Xaanshi iyo Wasiirka Xanaanada Xoolaha Hirshabeelle Maxamed Maxamuud Goodir oo...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ee Dowladda Federaalka oo la kaashanaysa hayadda Caafimaadka Adduunka (WHO) iyo ururka Caafimaadka dhimirka (SOMHA),...
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Soomaaliya Mudane Asad Cabdirisaaq Maxamed,ayaa maanta daah-furey Shirka Madasha 1aad Ee Qaran Ee Hormarinta Ganacsiga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka 4-aad ee Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Abdirahman Yuusuf Al-cadaala ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay in horjooge iyo Maleeshiyadiisa...
Howlgal qorshaysan oo ay iska kaashadeen NISA iyo ciidanka gaarka Booliiska ee Haramcad ayaa lagu bur-buriyay xarummo qarsoodi ah oo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeybgalay kulan ay isugu yimaadeen Madaxda...
Madaxda Qaranka ayaa si isku mid ah u amray in la xoojiyo isla xisaabtanka Shaqada iyo Shaqaalaha Dowladda, si loo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay Magaalada...
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee Gobolka Banaadir Mudane Ciise Guure ayaa ka qeyb galay shir sannadle ah oo ay...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu...
Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙, oo burcad-badeeddu 17-kii...
RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta akhrinta koowaad marsiiyay laba hindise-sharciyeed oo muhiim u ah...
RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlay dhisidda kalsoonida iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho