Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa madaxda iyo Shacabka Soomaaliyeed faray in ay si isku mid...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xalay ku booqday Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dhaawacyada...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa'uud Aweys Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirka 12aad...
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo uu Wehliyo Guddoomiye ku xigeenka Gobolka mudug Axmed Shire Qodaar ayaa Maanta...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya, ayaa degaanka Moqo-kori ee Gobolka Hiiraan ku dilay horjoogayaal katirsan nabadiidka Al-shabaab. Howlgalka oo ahaa mid...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa xarigga ka...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Hamza Abdi Barre, oo maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay shuhadadii ku shahiiday...
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow,ayaa xafiiska ku qaabilay Guddiga Heer sare ah...
Waxaa xarunta Tiyaatarka Qaranka ee Magaalada Muqdisho ka qabsoontay munaasabad lagu xusayo halyeeyadii ku shahiiday dagaalka lagula jiro argagixisada Al-Shabaab,...
Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegtay in goordhaw diyaarad siday dad rayid ah ay ku burburtay agagaarka dhismo dabaq ah oo ku...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jumhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo safar shaqo u joogo magaalada Laasacaanood ee xarunta Waqooyi...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Laba-xidigle Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan u magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Magacaabistan...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Aqoon-is-weydaarsiga Istaraatiijiyadda iyo...
Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho