Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Cabdulkaadir Maxamed Nuur (jaamac) ayaa Afhayeenka Wasaaradda difaaca u magacaabay S/guuto Cabdullaahi Cali Caanood, si loo...
Wasaarada ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa iyadoo fulineysa amarka dowladda ee ku aadan la dagaalanka argagixisada ee dhanka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa dalka Itoobiya kaga qeyb galaya shirka TanaForum, kaas oo muddada...
Xildhibaanno ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka qayb galay fadhiga guud ee Baarlamaanka Adduunka. Kulankan oo...
Culimaa’udiinta Soomaaliyeed ayaa si qoto dheer uga hadlay mudnaanta la siinayo in dalka laga xoreeyo argagixisada Al-shabaab oo gumaad joogta...
Golaha Muslimiinta Britain oo ka mid ah Ururada Muslimiinta ee ugu waaweyn dalka Britain, ayaa bilaabay hindise ay ku cadaadinayaan...
Ciidamo Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ay sameyeen xalay, kula wareegay degaanno dhowr ah oo ka tirsan gobalka Shabeellaha dhexe....
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliaya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa kulan la qaatay Marwo Lisa Flipetto oo ah madaxa...
DEG DEG: Ururka argagixisada ee AS ayaa culimo ku weeraray Deegaanka Ceelasha Biyaha, oo ku yaalla duleedka magaalada Muqdisho, sida...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta kulan kula qaatay magaalada Addis Ababa Ra’iisul Wasaare...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xarunta...
Shirweynaha Istaraatiijiyadda Dardar-gelinta iyo Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC), oo uu daah furay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre, ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Laascaanood ku qaabilay Isimmada dhaqanka ee deegaannada...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Arrimaha Soomaaliya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho