Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa manta qabatay kulan duco iyo xus ah oo loo dhigay muwaadiniintii Khawaarijtu Ku Xasuuqday Isgoyska...
Milatariga Kuuriyada Koonfureed, ayaa sheegay in subaxnimadii hore ee maanta, Kuuriyada Waqooyi ay dhowr Gantaal oo nooca ballistic-ga ah ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Al-jeeriya uga qeyb galaya Shir Madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka meertada 31-aad ee Shir-madaxeedka Ururka Jaamacadda Carabta oo...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga Wadanka Suudaan ayaa lakulmay...
Mas’uuliyiin ka tirsan Waasaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayay Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda, Mudane...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sh. Bashiir, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda...
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraad ka badda ayaa ballan qaadday in kuwa ugu nugul dadkii ku hanti beelay qaraxyadii Soobe 2...
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka kulan kula qaatay Danjiraha Dowladda...
Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibedd Xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa kulan kula qaatay caasimadda dalka Algeria ee Algiers, dhigiisa Arrimaha dibedda ee...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Luanda ee dalka Angola kaga qaybgalaya Kalfadhiga...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Omar Afrah ayaa kulan la yeeshay Ku-simaha Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan wax-ku-ool ah la yeeshay wafdi ka socday...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan muhiim ah la yeeshay dhiggiisa dalka Qatar Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho