Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa shaacinaysay jadwalka shaqo ee lagu dhisaayo Gola Deegaan oo ay yeelato Degmada Dhuusomareeb ee xarunta...
Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho kulan sagootin ah Kula qaatay Ergayga gaarka...
Roobka deyrta oo ku da’ay deegaanka Ceelberde iyo nawaaxigeeda ayaa sababay in ay soo laabyaan dhaq dhaqaaqa ganacsiga ee suuqa...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaaliya Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta khud-bad ka jeediyay Fadhiga 31-aad ee Wasiirada...
Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha dowladda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamuud Cabdirahmaan Sheekh faarax (Beene-Beene) oo ka qeyb-galay daah-furka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta Xarunta Agoonta Booliska Soomaaliyeed booqday si...
Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay hey’adda NADRA ee...
Ciidamo isugu jira xooga dalka iyo daraawiishta Koonfur Galbeed Soomaaaliya oo gaaray degmada Ceelberde gobolka Bakool. Degmada Ceelberde Gobolka Bakool...
Wasiirka amniga Galmudug, saraakiisha Booliska Galmudug, maamulka degmada Cadaado iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug ayaa ka qaybgalay xiritaanka tababarka ciidankan...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cilmi Maxamuud Nuur ayaa gaaray Magaalada Algiers ee Dalka Algeria, halkaas oo uu...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Luanda ee dalka Angola kaga qaybgalaya Kalfadhiga...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Omar Afrah ayaa kulan la yeeshay Ku-simaha Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan wax-ku-ool ah la yeeshay wafdi ka socday...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan muhiim ah la yeeshay dhiggiisa dalka Qatar Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho