Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray deegaanka Cada Kibir ee gobolka Galgaduud,...
Wasiirka Arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa ammaanay sida geesinnimada...
Maamulka Gobolka Benaadir ayaa maanta marti galiyay shirka 4-aad ee Wadatashiga Wasaaradda Caafimaadka iyo Wasaaradaha Dowlad goboleedyada ee xubnaha ka...
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada sida gaarka ah u tababaran ay bur buriyeen Maxkamad-beenadkii argagixisada Al-Shabab ku...
Wasiirka Amniga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Axmed Sheekh Cali Doodishe ayaa sheegay in uu kulan la qaatay Safiirka Midowga...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Hon. Jibril Abdirashid Haji , ayaa maanta furay shirkii ugu horreeyey ee ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre,ayaa maanta daah-furay Qorshaha Qaranka ee kaallinta haweenka ku leeyihiin amniga iyo...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo la kulmay Odeyaasha Dhaqanka degmada Eyl ee Gobolka Nugaal,ayaa uga warbixiyey...
Janaraal: Talwane Axmed Guray iyo Saraakiil kale oo ka tirsan Ciidanka Xoogga, ayaa kormeeray goobihii dhawaan ay Ciidamada qalabka side...
Shirka Wasiirada Maaliyadda Dowladda iyo Dowlad Goboleedyada ayaa maanta ka furmay Magaalada Muqdisho Sharkaan ayaa looga hadlayaa nidaamka Maaliyadda dalka...
Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dadka reer Muqdisho aysan diyaar u ahayn in ay ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in midnimada shacabka Soomaaliyeed ay laf-dhabar u tahay geeddi-socodka dib...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho