Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri), ayaa Maanta kulan la qaatay xoghaye...
Munaasbad si heer sare ah loo soo Agaasimey ayaa lagu qabtay Hotel Jasiira ee Magaalada Muqdisho.Munaasabadaan oo aheyd Xuska Maalinta...
Wasiirka Wasaaradda dhalinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Golaha ay leeyihiin...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre,ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar. Si...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Degmo Xeebeedka Cadalle ee Gobolka Shabeellaha...
Munaasabad kooban oo uu xilka kula wareegayay xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri), ayaa lagu qabtay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa tacsi u diray qoyska, ehellada iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),ayaa Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay...
Ciidanka xogga dalka ayaa howl-gal lagu baacsanaayo kooxda nabad-diidka ah ka wada deegaanka Jicibow oo hoos taga degmada Buuloburde ee...
Ra’iisul wasaaraha Ethiopia iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho ku yimid Deegaanka Tulli Guuleed oo ah dhul Beereed laga beero...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xarunta...
Shirweynaha Istaraatiijiyadda Dardar-gelinta iyo Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC), oo uu daah furay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre, ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Laascaanood ku qaabilay Isimmada dhaqanka ee deegaannada...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Arrimaha Soomaaliya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho