Ciidamada kala duwan ee maamulka Puntland ayaa gacanta kusoo dhigay Doonyo laga-leeyahay dalal shisheeye oo si sharcidaro ah kaga kalluumaysanaayay...
Guddoomiye kuxigeenka maamulka gobolka Banaadir ee arrimaha bulshada iyo wacyigelinta Marwo, Basma Caamir Axmed (Jakeeti) ayaa maanta daah-furtay Bandhigga Buugaagta...
Magaalada Irpin ee waqooyiga Ukraine ayaa laga saaray ciidamadii Ruushka ee dhowaan qabsaday sida uu sheegay duqa magaalada. Duqa magaalada...
Magaalada Istanbul ee dalka turkiga ayaa waxa ka socda wada-hadallo u dhexeeya madax sar sare oo ka kala socda dowladdaha...
Munaasabaddan oo aheyd mid si heer sarre ah loo soo qaban qaabiyay ayaa waxaa soo agaasimay Maamulka Huda American School’s,...
Mudane Cabdinaasir Maxamuud Cilmi Maareeyaha Maamulka iyo amniga Garoonka Aadan Cadde ayaa faahfaahin ka bixiyay kulan amniga Garoonka ku saabsan...
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa shaqadiisa dib ugu celiyay wasiirka arrimaha gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi...
Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan ciidanka Booliska, kuwaas oo...
Tababar socday muddo sadex maalin oo ku saabsan Daryeelka Aasaasiga ah ee waqtiga ugu horeysa ee dhalashada ilmaha ayaa loo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Deeq Suleyman Yuusuf ayaa ka qaybgalay kulanka Dowladaha Adduunka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Istanbuul ee Jamhuuriyadda Turkiga, halkaas...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa mar kale si buuxda u adkeeyay ilaalinta madax-bannaanida, midnimada dhuleed iyo wada jirka Jamhuuriyadda...
Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah ku biirtay dalal iyo hay’ado caalami ah oo si cad uga soo horjeestay...
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho