Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane aya booqday machadka China-Africa ee magaalada Beijing, waxaana ku soo dhaweeyay Guddoomiye...
Wasaaraddda Gaadiidka iyo Duulista hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa xaqiijisay in dhacdadii...
Gudiga doorashooyinka Hirshabeelle ayaa soo gebagabeeyay doorashada kursiga tirsigiisu ayahay Hop063 oo ahaa kursigii ugu loolanka adkaa kuraasta Baarlamaanka Federaalka...
Kulan ay soo qaban qaabisay wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta lagu qabtay magaalada Jowhar Kulankan oo saddexdii bil...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta aqalka Dowlada hoose ee...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Cabdi Maxamed Dhaqane ayaa Aqoon is weedaarsi ku saabsan habka maaraynta...
Ciidamada Ammaanka ayaa baacsanaya laba dhallinyara ah oo isku soo dhexqariyay shaqaalaha muruqmaalka ah ee ka xoogsada garoonka diyaaradaha Aadan...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Washington ee dalka Mareykanka, ayaa...
Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Ruushka ay Duqeeymo ba’an ay ka geeysteen magaalada Mariupol ee dalka Ukraine, kadib godoomin ay...
Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan ayaa lagu wadaa in manta lagu qabato doorshada laba kursi oo kamid ah kuraasta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa mar kale si cad u sheegay in aan la aqbali karin...
Qaban-qaabada isu-soo-baxyo ballaaran oo lagu taageerayo midnimada iyo wadajirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isla markaana looga soo horjeedo faragelinta cad ee...
The Federal Republic of Somalia reaffirms its firm and principled position in support of the sovereignty, unity, security, stability, and...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed Xasan ayaa ku dhawaaqay natiijada guud ee kuraasta ay kala heleen 20-ka urur...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho