Hindiya ayaa dooneysaa inay dalka Armenia ka iibiso hub qiiamhiisa lagu sheegay Rs 2000 Crore (oo u dhiganta ku dhawaad...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxmed (Xijaar) oo ka hadlay aaska Generaal Faxraan Maxamuud Aadan (Qaroole) Ayaa yiri “...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masjidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka kaga qeyb galay Salaadda Janaasada Alle...
Wasiir Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka, mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa xilka u kula wareejiyay Mareeyihii hore Xarunta Qaran...
Ibrahim Traore, oo ah kabtan ka tirsan ciidamada Burkina Faso, ayaa Jimcihii shalay ku dhawaaqayin uu xilka ka tuuray hoggaamiyihii...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Generaal Maxamed Tahliil Biixi oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, Taliyaha qeybta 27-ee Ciidanka...
Wasiir Dowlaha Wasaaradda Shaqadda iyo Arrimaha Bulshada Mudane Xil.Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa waxaa kulan miro-dhal ah oo ku saabsanaa qaab-dhismeedka...
Taliyaha Ciidamada qalabka sida ee Ingiriiska, Admiral Tony Radakin, ayaa Ruushka ugu digay in uu hawada sare ka qaado dagaal...
Howlgaladan ay iska kaashanayaan ciidamada xoogga dalka iyo dadka deegaanka ayaa maleeshiyada Al-shabaab looga xoreeyo deegaano badan oo ka tirsan...
Captain Ibrahim Traoré ayaa lawareegay awoodii dalka BurkinaFaso, wuxuu kala diray dowladda, isagoona sidoo kale laalay dastuurkii dalkaas. Wakaalada wararka...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...
Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho