Wasiirka Wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraad ka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aaden oo ay wehliyaan Wasiirka ku...
Wasiirka Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee dowlad goboleedka Jubaland Mudane Ahmed Hussein Baraki, ayaa si rasmi ah u furay...
Shir looga hadlayay ka hortaga dambiyada ka dhanka ah deegaanka ayaa lagu qabtay xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka. Shirkaan...
Argagixisada Al-Shabaab ayaa looga adkaaday dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay gobolka Hiiraan, waxaana xoog looga saaray degaano dhowr ah...
Wasiirka ganacsiga Dowlad gobaleedka Hirshabeelle oo ka qeybgaley Doorashada guddoonka Rugta ganacsiga Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa bogaadiyey hannaanka ay u...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Maraykanka, isaga...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , mudane Biixi Iimaan Cige iyo Wafdi u hoggaaminayo oo gelinkii hore...
Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta deegaanno dhowr ah oo ay...
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Barre Maxamuud, ayaa kulan la qaatay kooxdii fannaaniinta Danan si...
Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aaden, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Per Erik oo...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...
Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho