Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray xaruma ay kamid yihiin...
Madaxweyne Ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta qaabilay Agaasimaha guud ee wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka...
Madaxweynaha dalka Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa diiday in Ruuska uu wada hadal kula galo dalka Belarus, isagoo xusay in ay...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo war ka soo saaray guusha Afhayeenka xukuumadda Maxamed Ibraahim Macalimuu oo maanta...
Dagaalka Ruushka uu ku qaaday dalka Ukraine oo galay maalintii affaraad ayaa lagu soo waramayaa in ciidanka Ukraine ay jilibka...
Ciidamada Difaaca Kenya ayaa sheegay in maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo afar gaaraya ay ku dileen deegaanka Sarira ee u...
Guddiga hirgelinta doorashada maamulka Koonfur Galbeed SEIT ayaa shaaciyay qaar ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu magaalada Baydhabo, Kuwaas oo...
Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 26th February 2022, saxiixay hindise sharciyeedyo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Puntland ku qaabilay Isimada kala ah Boqor Burhaan...
Shirkaan oo ay ku mideeysan yahiin Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarnta Dhaqaalaha Xukuumada Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Qorsheynta ee Dowlad...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiista ee XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa galabta tababar u soo xiray in ka badan...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenkii hore ee dalka Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed iyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska...
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah yeeshay ayaa ansixiyey Miisaaniyadda Qaranka ee sanadka 2026,...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanayey kuwa Sirdoonka Qaranka iyo dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheeysan oo lagu naafeynayey khawaariijta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho