Ciidanka Hay’ada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed ayaa howgal qorsheysan ka sameeyey qaar kamid Xafadaha Magaalada Baydhabo Gaaar ahaan...
Guddoomiyaha Gobalka Mudug Mudan Faysal Sheikh Cali (Jifo Jabsade) ,ayaa maanta shir guddoomiyay Shirka Amniga Gobalka Mudug. Waxaa kasoo qeyb...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tababar u soo xiray Dufcadda 4-aad ee Layli Sarkaal iyo Dufcadda...
Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha Mudane Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa u kuur galay xaaladda dadka barakacayaasha ah...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ,ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad uu...
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka, Xeer-ilalaiyaha guud ee Qaranka iyo guddoomiyaha maxkamadda Gobalka Banaadir, ayaa manata si wada jir ah...
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Aqalka Madaxtooyada magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Wakiilka...
Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa magacaabay guddiga qaban qaabada aaska Alle ha u naxariistee Wasiirkii...
Ciidamada Kumaandooska Danab gaar ahaan ururka 4-aad, guutada 16-aad, ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaanka Tooratoorow ee gobolka Sabeellaa hoose....
Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay kulan la qaatay Guddiga Kumeel gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland iyo...
Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye kuxigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo...
Maamulka Warbaahinta Qaranka ayaa abaalmarin lacageed guddoonsiiyay tartamayaasha degmooyinkii kaalimaha 1-aad, 2-aad iyo 3-aad ka galay tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa magaalada Muqdisho ka socota xaflad si rasmi ah loogu shaacinayo, natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho