Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Khaliif Cabdi Cumar, ayaa ka qeyb-galay xafladda daah-furka daaraha mataanaha ah ee Idman-Towers oo...
Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan umadda...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Soomaaliya Mudane Siciid Xuseen Ciid ayaa dalka Costa Rica uga qayb galay shirka iskaashiga...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay danjiraha Qaramada Midoobay u...
Golaha wakiilada puntland, ayaa fadhigoodii 30aad ee kalfadhiga 50aad maanta la horkeenay mudanayaashana, lala wadaagay warqad codsi ah oo ka...
Bangiga Adduunka, ayaa Soomaliya ugu deeqay $100 Miyan oo Dollar taas oo ah kabka Miisaaniyadda Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka...
Wasiir Wasaaradda Kaluumeysiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdullaahi Bidhan Warsame, ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka wadamada ku...
Ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan ururka 25-aad, guutada 6-aad ee qeybta 60-aad iyo kuwa ATMIS qeybtooda Baraawe oo iskaashanaya ayaa...
Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya iyo kuwa daraawiishta maamulka KGS ayaa Howlgalo ka dhan ah Kooxda Argagixisada ah ee Al-Shabaab waxay...
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay arrimaha amniga magaalada Muqdisho ayaa ku boorriyay shacabka Soomaaliyeed in ay...
Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye kuxigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo...
Maamulka Warbaahinta Qaranka ayaa abaalmarin lacageed guddoonsiiyay tartamayaasha degmooyinkii kaalimaha 1-aad, 2-aad iyo 3-aad ka galay tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa magaalada Muqdisho ka socota xaflad si rasmi ah loogu shaacinayo, natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho