Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyey go’aanka madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ku ogolaaday inuu dib ugu...
Taliska booliska Galmudug ayaa caawa soo saaray liiska 36 qof oo lagu raad joogo, kuwaas oo loo heysto hurinta dagaalkii...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo siihayaha Wasiirka Maaliyadda mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Galmudug Mudane Cumar Cabdi Maxamed Guure oo ay wehliyaan Guddoomiyaha deegaanka...
Cabdi Maxamed Kuusoow oo kamid ahaa murashixintii u tartameysey xilka Madaxweynaha wadanka oo la hadley Radio Muqdisho ayaa hambalyo u...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan salaan iyo is-xogwaraysi ah la qaatay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada, Puntland...
Ururka 46-aad, Guutada 8-aad, qeybta 60-aad ee Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Gobolka Baay, ku burburiyay...
Wasiirka Warfaafinta XFS Senator Cusmaan Obokor Dubbe ayaa howlwadeenada warbaahinta Qaranka ku amaanay dhabar adeygii iyo howlkarnimadii ay muujiyeen mudadii...
Ku-simaha madaxweynaha ahna ra’iisul wasaaraha Imaaraadka Carabta Sheikh Mohamed Bin Rashid Al Maktoum ayaa dhambaal furan oo hambalyo ah u...
Wararka laga helayo gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in maanta ciidamada Burundi ee qaybta howlgalka ATMIS ay dib ula wareegeen,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen in ka badan 500 oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qaabilay wafdi ka socday Dowladda Qatar, oo uu hoggaaminayay...
Wasiirro, Xildhibaanno, Maareeyaha Dekedda Muqdisho, iyo maareeyayaashii hore ee soo maray Dekedda Muqdisho ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgalay janaasada...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa go’aanka ay Dowladda Kolombiya ay ku aqoonsatay sheegashada Israa’iil ee ku aaddan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho