Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur(Madoobe) ayaa maanta hoygiisa ku soo dhoweeyey Guddoomiyaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May awgeed, waxaa uu dhambaal...
Madaxda iyo shucuuubta dalalka dunida ee ku bahoobay ama ku mideysan hey’adda Qaramada Midoobay ayaa maantta u dabbaaldegay munaasabadda 1-da May oo...
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska xoogga dalka ee DANAB, ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Al-Shabaab...
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumada Federalka Soomaaliya ayaa shaacisay in maalinta berri la dhameytirayo 30-ka Bisha barakeysan ee Ramadaan....
Ciidamada amniga, gaar ahaan Booliska iyo Nabad sugidda ayaa caawa magaalada Dhuusamareeb ka bilaabay howlgallo balaaran oo amniga lagu xaqiijinayo....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan soo dhoweyn ah kula qaatay guddoomiyaha cusub ee...
Xildhibaan Maxamed Axmed Beerey oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha shacabka ayaa ku baaqay in la caawiyo dadka masaakiinta ah...
Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta si rasmi ah xilka kala wareegay Guddooomiyihii...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeya Guuto Odowaa Yuusuf Raage, ayaa Maanta Gaaray Magaalada Xudur Xaruunta Gobalka Bokool. Taliyaha waxaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen in ka badan 500 oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qaabilay wafdi ka socday Dowladda Qatar, oo uu hoggaaminayay...
Wasiirro, Xildhibaanno, Maareeyaha Dekedda Muqdisho, iyo maareeyayaashii hore ee soo maray Dekedda Muqdisho ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgalay janaasada...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa go’aanka ay Dowladda Kolombiya ay ku aqoonsatay sheegashada Israa’iil ee ku aaddan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho