Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xarigga ka jaray Hoyga ciidamada Asluubta Puntland ee xaasleyda ah. Guryahaan...
Waxaa maanta ka furmay magaalada Kismaayo ee Jubbaland, Shirka Waxbrashada Dalka, kasoo lagu gorfeyn doono Horumarinta Manhajka waxbarashada iyo hannaanka...
Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ku guuleystey Kursiga tirsigiisu uu yahay Hop#189 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, kaas oo doorashadiisu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la leh Golaha Midowga Musharraxiinta, kuwaas oo ay ka...
Maxamed Cali Xasan ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#103 ee golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isaga oo kaga guuleystay...
Saddexdan dhalinyaro oo kala ah Cabdirisaaq Ibraahim Isaaq magaciisa afgarashaduna yahay Tuuxow, Cabdulaahi Ibraahim Gore iyo Xasan Maxamed Suubow ayaa...
Hay'adda Maareynta Horumarinta Dalka ayaa Muqdisho ku qabatay dood cilmiyeed ku saabsan dhameystirka qabyo qoraalka Dastuurka iyo caqabadaha hortaagan. Madasha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la yeeshay Guddiga Xallinta Khilaafaadka iyo Guddoonka Guddiga Hirgelinta...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiista ee XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa galabta tababar u soo xiray in ka badan...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenkii hore ee dalka Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed iyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska...
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah yeeshay ayaa ansixiyey Miisaaniyadda Qaranka ee sanadka 2026,...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanayey kuwa Sirdoonka Qaranka iyo dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheeysan oo lagu naafeynayey khawaariijta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho