Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Muusikeystihii weynaa Jiim Sheekh Muumin oo dhawaanahaan ku xanuunsanayay Muqdisho. Ustaad Jiim...
Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday in ay si deg deg ah dalka Itoobiya ugala baxeyso shaqaalaheeda si uga bad baadaan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal Mudane...
Lix waddan oo uu Mareykanka ku jiro ayaa Talaadadi sheegay in ay qorsheynayaan in ay u dhacaan keydadkooda shidaalka, si...
Mahad Cabdalla Cawad, oo horay u ahaa Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa mar kale ku guuleystay kursiga...
Iyadoo ay weli socdaan dagaallo u dhaxeeya ciidamada Jabhadda Tigreega TPLF iyo ciidamada Itoobiya, ayaa la sheegayaa in Ciidamada Dowladda...
Qoraal kooban oo kasoo baxay Xarunta Qaran ee ka digista halis wadareedka, ayaa waxaa lagu sheegay in laga cabsi qabo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Danjire Kate...
Ciidanka Kumaandooska Gorgor gaar ahaan ururka 7aad ee Guutada 18aad ayaa howgal qosheysan ku burburiyay fariisimo ay argagixisada ku lahaayeen...
Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa hay’adda UNIDO iyo Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya, ayaa si wada-jir ah usoo bandhigay...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa ka digay xaalad adag oo ka jirta guud ahaan dhulka...
La-taliyaha Madaxweynaha JFS ee dhinaca dhaqaalaha, ahna Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa shaaciyay in ay soo...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa kormeer shaqo ku gaaray deegaanno ka tirsan Gobolka Bakool, gaar...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waaxyaha Gurmadka Degdegga ah iyo Caafimaadka ay diyaariyeen gaadiid iyo shaqaale ku filan, kuwaas...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho