Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ka tacsiyeeyay geerida naxdinta leh ee kutimid Allaha u raxmadee, Abwaan...
Allaha u naxariistee waxaa caawa degmada Kaxda lagu dilay Abwaan Bedel Jaamac Xirsi kadib markii dhagarqabayaal bistoolado ku hubeysan ay...
Wafdi uu hogaaminayo Mudane Saciid Xuseen Ciid, Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka qeyb galay Shir...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Cambaareeyay Falkii hoobiyaasha ahaa ee Maanta lagu qaaday Xarunta Vila Hargeysa...
Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade Airport kusoo dhoweeyay Xildhibaan Maxamed Abuukar Islow Ducaale, qaar kamid ah Xildhibaanadaย Hirshabeelle...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubbaland ayaa Maanta magaalada kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ku qabtay doorashada Kursiga...
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyay wax ka bedelka habraacaย kmg ah...
Ciidanka Kumaandooska xoogga Dalka Soomaaliyeed ee DANAB gaar ahaan Ururka 4aad Guutada 16-aad Ciidanka kumaandooska ayaa Howlagal Qorsheysan ka sameeyey...
Xildhibaanada labada Aqalย Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah lagu wadaa in Magaalada Muqdisho ku yeeshaan kulan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen in ka badan 500 oo...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qaabilay wafdi ka socday Dowladda Qatar, oo uu hoggaaminayay...
Wasiirro, Xildhibaanno, Maareeyaha Dekedda Muqdisho, iyo maareeyayaashii hore ee soo maray Dekedda Muqdisho ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgalay janaasada...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa goโaanka ay Dowladda Kolombiya ay ku aqoonsatay sheegashada Israaโiil ee ku aaddan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho