Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la kulmay Safiirka Dowladda Qatar u jooga dalkeena Soomaaliya Ambassador Hassan...
Iyadoo dagaalka u dhaxeeya Ruushka iyo Ukraine uu galay maalintii 84-aad, ayaa la soo sheegayaa lagu kala tagay waanwaantii iyo...
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyey go’aanka madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ku ogolaaday inuu dib ugu...
Taliska booliska Galmudug ayaa caawa soo saaray liiska 36 qof oo lagu raad joogo, kuwaas oo loo heysto hurinta dagaalkii...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo siihayaha Wasiirka Maaliyadda mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Galmudug Mudane Cumar Cabdi Maxamed Guure oo ay wehliyaan Guddoomiyaha deegaanka...
Cabdi Maxamed Kuusoow oo kamid ahaa murashixintii u tartameysey xilka Madaxweynaha wadanka oo la hadley Radio Muqdisho ayaa hambalyo u...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan salaan iyo is-xogwaraysi ah la qaatay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada, Puntland...
Ururka 46-aad, Guutada 8-aad, qeybta 60-aad ee Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Gobolka Baay, ku burburiyay...
Wasiirka Warfaafinta XFS Senator Cusmaan Obokor Dubbe ayaa howlwadeenada warbaahinta Qaranka ku amaanay dhabar adeygii iyo howlkarnimadii ay muujiyeen mudadii...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...
RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho