Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Safiirka Denmark ee Soomaaliya iyo Kenya Danjire Ole...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka, mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa khudbad ka jeediyay maanta shirka Qaramada Midoobay ee looga hadlayo Isbeddelka...
Wasiirka Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cali Rooble ayaa sheegay in dalku ay ku soo bateen...
Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabka waxaa maanta ka furmay shirka Africa Oil Week 2021, kaas oo anadkaan ay marti...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka, Cabdulqaadir Maxamed Aadan ayaa maanta magaalada Garowe ka furay shirka dib-u-eegista Mashruuca Biyoole, kaasoo...
Guddiga Xallinta khilaafaadka Doorashooyinka ayaa shaaciyay in hanaanka loo maamuley Doorashada kursi lanbar HOP#239 uu yahay mid sax ah oo...
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Garaoorka Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdi Maxamed Fiidow ayaa maanta soo xiray tababar muddo 6-maalmood ah magaalada...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay kaaliyaha Xoghayaha Guud ee QM ee arrimaha Afrika...
Muqdisho, Diseembar, 25, 2025; Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta codkeeda ka dhiibatay Seejada Xarunta...
Muqdisho, Diseembar 25, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Marwo...
Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda oo ku hadlaysa magaca dhammaan diblumaasiyiinta safaaradda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga dhiibtay codkiisa doorashada Golaha Deegaanka ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho