Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa ku guuleystay kursiga HOP039, kaas oo gelinkii dambe ee lagu doortay magaalada Beledweyne ee Gobolka...
Munaasabad lagu weyneynayay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Wacyigelinta miinooyinka ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho, kaasi oo ay ka qeyb...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo saaray liiska Xildhibaannada qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, 02 April-04...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku howlan u diyaar-garowga xilli roobaadka nagu soo fooda leh, iyadoona dib-u-dayactir xoogan lagu wado Waraha...
Ku-simaha Madaxweynah Ahna Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxda...
Waxaa Maalintii Saddexaad ka socda xarunta dhexe ee guddiga doorashooyinka heer Federaal ka socda shahaado siinta Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka...
Inta la xaqiijiyey laba qof ayaa dhintay halka afar kalana ay dhaawacmeen ka dib shir gaari oo saakay ka dhacay...
Ciidamada Booliska gobolka Nugaal oo ku guda jira howl galadii bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa qabtay 24 duub oo ah...
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee HirShabeelle ayaa soo saaray liiska guddiga soo xulaya Ergada iyo jadwalka kursiga HOP#039. Kursigaan...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho