Xaaladda dalka Ethiopia ayaa meel cakiran mareysa, Xoogagga mucaaradka ee ay Jabhadda TPLF ugu weyn tahay ayaa qabsaday magaalooyin halbowle...
Wasiirka wasaarada Maaliyadda Galmudug Mudane Farxaan Cali Maxamuud ayaa kulan soo dhaweeyn ah ugu sameyay magaalada Dhuusamareeb Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Tamara...
Warsaxaafadeedku waxa uu u qornaa sidaan:- Dhawanahaan ururka argagaxisada ah ee Al-Shabaab waxa uu sii deynaayey muuqaalo iyo war saxaafadeedyo...
Deeq Cabdul Maciin oo ka mid ah argagixisada Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidamada daraawiishta ee dowlad Goboleedka Galmudug ee...
Kulamo saacadihii la soo dhaafay ka socday degaanka Dhagtuur ee Koonfurta Gobolka Mudug ayaa waxaa heshiis horudhac ah looga gaaray...
Waxaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta Kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed gaaray wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Shaqada iyo...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay in Booliska Somalia ay bilaabeen qorsho looga hortagayo...
Safiirka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtada ee Jaamacadda Carabta Mudane Ilyaas Sheekh Cumar ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiin ka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir gudoomiyay shirka golaha Wasiirada Galmudug oo maanta ka dhacay Aqalka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo wareysi siiyey Radio Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey sababta dalka looga...
RADIO MUQDISHO(QAAHIRA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Jimce ah soo gaaray Magaalada Qaahira...
RADIO MUQDISHO(Addis-Ababa):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo oo hal maalin ku tagay magaalada Addis Ababa...
Maanta oo Jimco ah waxaa dadweynaha fursad loo siiyay in ay qaataan kaarka codeynta,kaas oo si habsami leh uga socda...
Wasiirka Caafimaadka XFS Dr.Cali Xaaji Aadan Abuubakar iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay Cisbitaalka Degfeer ku booqday qoysa Soomaali ah oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho