Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa Duleedka Deegaanka Cadalle ku qabtay Maleeshiyaadka ka tirsan Al-shabaab iyo gaari ay kasoo buuxiyeen walxaha Qarxa...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Aboker Dubbe ayaa si rasmi ah caawa u...
Doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#019 oo lagu qabtay magaalada Beladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku guuleystay Maxamed Cabdiqaadir...
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka telefoonka kula xiriiray Madaxweynaha Soomaaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay ka...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Heer Federaal ayaa maanta Shahaadada Xildhibaanimo guddoonsiiyay ilaa iyo 54 Xildhibaan oo ka kala tirsan labada Aqal...
Howlgalkan uu ujeedkiisa ahaa Bacsiga Maleeshiyaadka Arxanka daran ee Argigixisada Al-shabaab yay Ciidanka Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdooonka Koonfur Galbeed...
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu hambalyeeyay guddiga doorashooyinka heer federaal (FEIT) oo maanta sabti...
Madaxweynaha Sri Lanka Gotabaya Rajapaksa, ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah, ka dib mudaaharaadyo rabshado wata oo ka dhashay...
Guddiga doorashooyinka heer federaal (FEIT), ayaa maanta oo sabti ah taariikhdana ku asteysan tahay 02/04/2022, bilaabay bixinta shahaadada Xildhibaannimo ee...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho