Agaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa guddoomiyay shirka isku xirka u qeybsanayaasha Hay'adda...
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim, ayaa maanta soo xirtay tababar...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Duran Axmed Faarax Ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa WFP Soomaaliya Mudane...
Waxaa Magaaladda Muqdisho lagu soo gabagabeeyey Shirka Sannadeedka Xeer Ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed ee sannadkan 2022, Waxaana kalmadda xeritaanka kusoo gabagabeeyay Xeer...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Saxiixay Sharciga Biyaha,Sharciga Dhulka iyo Sharciga shaqaalaha aan Dowliga...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa golaha wasiirada oga warbixiyey xaalada guud ee amniga, arrimaha abaaraha oo guud ahaan si siman...
Ku-simaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta kormeeray dhismaha Isbitaalka guud ee...
Doorashada 11 kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka oo maanta ka socota magaalooyinka Muqdisho iyo Baraawe ayaa waxaa ku soo...
Doorashada shan kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka kana soo jeeda gobolada waqooyi ee dalka ayaa maanta ka dhacaysa hoolka...
Soomaaliya iyo Midowga Afrika oo bayaan wada jir ah soo saaray 1. Kaddib marki lai soo-dhoweeyay wafdiga Midowga (AU), Qarammada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen in ka badan 500 oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qaabilay wafdi ka socday Dowladda Qatar, oo uu hoggaaminayay...
Wasiirro, Xildhibaanno, Maareeyaha Dekedda Muqdisho, iyo maareeyayaashii hore ee soo maray Dekedda Muqdisho ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgalay janaasada...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa go’aanka ay Dowladda Kolombiya ay ku aqoonsatay sheegashada Israa’iil ee ku aaddan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho