Tababarkan oo ku saabsanaa hoggaanka iyo hab dhiska wanaagsan ee maamulka oo ay soo qaban qaabisay Jaamacadda Somaville ee ku...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khalif Cabdi Cumar, oo maalmahan socdaal shaqo ku joogay caasimadda Belgrade...
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta ka qeybgashay kulan looga hadlayat siyaasadda...
Cayaartooyda Degmada Shangaani ayaa 21-20 uga badiuay dhigooda Degmada Waaberi, kulan ka tirsan tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta Daah-furay xafiiska Waaxda Dhisma-Wadaaga Gobolka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay wefdigii dowladda Soomaaliya uga qeyb galay dhageysiga...
Kulankan oo ku saabsanaa kaalinta Haweenka ee nabad dhisidda Galmudug ayna soo agaasintay Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta xuquuqul Insaanka Galmudug...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Mudane Cali Jeyte Cusmaan ayaa maanta kormeer ku sameeyay goobaha loogu talo galay in laga sameeyo biya...
Munaasabadaan ayaa Deeq Daawooyin ah lagu Gudoonsiinayey qaarka mid ah Xarumaha Caafimaadaka ee Degmooyinka Gobolka Banaaadir ee XamarJajab, Yaaqshiid, Dharkeynley...
Ugu yaraan 28 qof ayaa ku dhimatay in ka badan toban kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii bas...
Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah ku biirtay dalal iyo hay’ado caalami ah oo si cad uga soo horjeestay...
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho