Agaasimaha guud ee Wasaaradda qorsheynta Qaranka XFS, Mudane Asad Yusuf oo ay wehliyaan Agaasimaha hay’adda tirakoobka Qaranka, Mudane Sharma’rake Faarax...
Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG u ah dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa si habsami leh uga socota doorashada Shan kursi...
Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubaland SEIT ayaa billaabay doorashada shan kursi (5) oo kamid ah kuraasta 43-da...
Ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed gaar ahaan ururka 64 aad hurintiisa 2aad ayaa howgallo lagu baacsanayo maleshiyaadka Argagixisada Al-Shabaab ka sameeyay...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cabdulle Jaabiri iyo Guddoomiyaha Guddiga Afka Soomaaliga...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland mudane Cabdullaahi Siciid Deni ayaa shacabka iyo Maamulka uga tacsiyadeeyay geerida askar ku dhimatay qarax lala...
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta diyaarad gargaar ah ka soo dejisay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho. Guddiga abaaraha ee...
Wasiirka Waxbarashadda,Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane, Cabdullahi Abuukar Xaaji, (Cabdullahi Carab) ayaa magacaabay guddiga Rasmiga ah...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawaldda Talyaaniga ee Soomaaliya Danjire Alberto Vecchi, Wasiirka...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa tuulooyin hoostaga deegaanka Janaale ee gobolka Shabeelaha Hoose oo kala ah "Buulo Arundi. Malable. Siigaale...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho