Sida uu sheegay Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed Todoba ruux, ayaa ku dhimatay Qarax maleeshiyaadka argagixisada ay u adeegsadeen gaari laga...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Koofur Gaalbeed Mudane Axmed Madoobe Nuunow iyo Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud Dib u-Dhiska...
Qaar ka mid ah Shirkadaha diyaaradaha ayaa baajiyay ilaa 30 duulimaad Jimcihii kuwaas oo ay ku tegi jireen jasiiradaha Spain...
Wafdi ka socday Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya, ayaa booqday deegaanka Xiingalool oo ka tirsan gobalka Sanaag si ay...
Horjoogahii ilaalada Xabsiyada ee Daaliban ayaa sheegay in ciqaab isugu dil iyo gacan goyn ay ka bilaaban doonaan Afghanistan. Ninkan...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo Jimce ah Qasriga Madaxtooyada kulan Qado sharaf ah ugu...
Qarax is-miidaamin oo qof naftiisa hallige ah uu geystay ayaa goordhaw ka dhacay agagaarka Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho, mana...
Maxkamadda Caalamiga ee Cadaaladda Adduunka ICJ ayaa soo saartay qoraal lagu cadeeynayo waqtiga rasmiga ah ee go’aanka kama dambeysta ay...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta XFS Jamaal Maxamed Xasan ayaa dhagax dhigay goob loogu talagalay garoon diyaaradeed oo qeyb ka ah mashruuc...
Wasiirka Wasaaradd Gadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Farax ayaa ka qaybgalay Maanta Kulan ay Martigelisay...
Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah ku biirtay dalal iyo hay’ado caalami ah oo si cad uga soo horjeestay...
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho