Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta Maalgahiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Asad Yusuf ayaa manta gudoomiyay shir ku...
Qoraal ka soo baxay Guddiga doorashooyinka heer maamul-goboleed Hirshabeelle ayaa lagu shaaciyay qabashada 11 kursi oo Gollaha shacabka kuwaa oo...
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa caawa shaaciyey liiska 21-kursi oo doorashadooda uu dhawaan qabanayo. “Guddiga doorashada Galmudug...
Guddiga Doorashooyinka heer Federaal ee SEIT ayaa maanta Muqdisho ku doortay Guddoomiyaha cusub ee Guddiga. Muuse Geelle Yuusuf ayaa loo...
30-sanadood kadib dufcadii ugu horeysay - arday baratay cilmiga saxaafadda ayaa maanta ka qalin-jebisay Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed. Waa ku dhawaad...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada...
Agaasimaha Waaxda Arrimaha Bulshada Degmada Gaalkacyo Daahir Maxamuud Cilmi oo ay weheliyaan xubno ka socday Hay'adaha UN OCHA, UNHCR ayaa...
Wasiiro ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug iyo Maamulka Magaalada Dhusamareb ayaa Qoysas abaartu saameysay ku booqday deegaanka Xananleey oo hoostaga...
Booliska gobolka Zamfara ee waqooyi-galbeed Nigeria, ayaa sheegay inay xireen afar qof oo lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen cunista...
Wasiirka arrimaha dibadda ee Iiraan, Hossein Amir-Abdollahian, ayaa sheegay in heshiis istiraatijiyadeed oo socon doona 25 sano ah oo ay...
Bandiiradleey, Agoosto 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane...
Muqdisho, Isniin, 17 Agoosto 2026: - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Hooyo Safiyo Macalin...
Galinsoor, Agoosto, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira safarkiisa deegaanada Galmudug ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho