Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan looga hadlayay u diyaar garowga Sugida Amniga doorashada Xildhibaannada...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudune Saciid Cabdullahi Calasow ayaa maanta Shir...
Bahda Caafimaadka oo ay Hormuud u aheyd Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Dr Fawziya Abiikar Nuur, islamarkaana ay wehlinayeen Xildhibaanno, Qaar kamid...
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta guddi u magacaabay dardargelinta iyo kasoo talabixinta Amniga magaalooyinka Puntland...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya, Ra’iisul...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, oo xafiiska ku qabtay Shirka jaraa'id ee la kulan wasiirkaaga ayaa...
Tirakoob ay sameysay wakaaladda wararka ee Reuters ayaa lagu sheegay in tirada dhimashada adduunka ee uu sababay fayraska Corona ayaa...
Wararka aan ka heleyno deegaanno ka tirsan dowlad deegaanka Soomaali Galbeed, ayaa sheegaya in shil Gaari oo maanta barqadii ka...
Wasiirka wasaaradda Caafmaadka Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Cabdi Macalin Muxumed, oo maanta shir jiraa'id warbaahinta ugu qabtay magaalada Jowhar ee xarunta...
Doorashada Golaha Shuurada Qadar oo ah tii ugu horreysay oo nooceeda ah ayaa saakay ka bilaabatay halkaas, taas oo ay...
Magaalada Ankara ayaa lagu qabtay munaasabad lagu saxiixayay hirgelinta heshiiskii iskaashiga (MoU – June 2016) ee u dhexeeyay Wasaaradda Shaqada...
Guddoomiyaha Gobolka Meru Mutuma M'Ethingia iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya ee...
Kulanka Golaha Wasiirrada Boqortooyada Sacuudiga, oo uu shir-guddoominayay Boqor Salmaan bin Cabdulcasiis Aala Sacuud, ayaa si cad u muujiyay in...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey go'aanka Golaha Xukuumadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho