Qoraal uu soo saaray agaasimaha Hay’adda Qaxootiga Norway ee dalka Liibiya Dax Roque, ayaa ka warbixiyay xarig wadareed loo geeystay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu wax laga xumaado u arkaa xiisadaha colaadeed ee ka...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka dalka ee heer federaal ayaa soo saaray qoraal uu ku bogaadinayo hanaankii ay ku qabsoontay doorashadii Aqalka...
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug....
Deeqdan oo ka kooban 11 ton oo isagu jirta daawada kahortagga COVID-19 iyo Agabka lala isticmaalo kahortagga cudurka. Munaasabad kooban...
Kulan lagu dhiiro galinayay Kobaca Waxbarasho ee sanadahaan ka hano qaaday Gobolka Mudug aya lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo iyadoo sidoo...
Agaasimaha TVET ka ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir Mudane Cabdicasiis Muktaar Cali ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Maamulka Macaahidda...
Maanta waxa aan ka qeybgalay shir aad iyo aad muhiim u ah oo ay ka soo qeybgaleen qaar ka mid...
Muunasabada soo xirtaanka Tababarka waxaa ka soo qeybgalay Guddiga dib-u-habeynta Ciidamada oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga ahna Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda...
Ciidamada ammaanka gaar ahaan Ciidamada NISA, Duufaan, Booliska gaarka ah ee Haramacad iyo Ciidanka Xoogga ee Gorgor ayaa howlgal wada...
Magaalada Ankara ayaa lagu qabtay munaasabad lagu saxiixayay hirgelinta heshiiskii iskaashiga (MoU – June 2016) ee u dhexeeyay Wasaaradda Shaqada...
Guddoomiyaha Gobolka Meru Mutuma M'Ethingia iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya ee...
Kulanka Golaha Wasiirrada Boqortooyada Sacuudiga, oo uu shir-guddoominayay Boqor Salmaan bin Cabdulcasiis Aala Sacuud, ayaa si cad u muujiyay in...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey go'aanka Golaha Xukuumadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho