Iyada oo ay wali teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho ka socota doorashada xubnaha Aqalka Sare ee gobolada Waqooyi, ayaa goordhaw...
Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay in maalinimadii shalay lagu guuleystay tijaabinta gantaal cusub oo nuuciisu yahay kuwa sida xowliga ah...
Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho, oo ay ka socoto doorashada Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi, ayaa goordhow la doortay Sanoterkii...
Madaxweynaha dalka Turkiga ayaa socdaal ku tegi doona Ruushka, ka dib casuumad uu ka helay dhigiisa Ruushka iyagoo ka wada...
Kooxo Burcad Koonfur Afrikaan ah ay gudaha dallaas ku dishay muwaadin Soomaaliyeed oo Ganacsade ahaa iyo Gabar Koonfur Afrikan ah...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukumadda Soomaaliya, Xasan Xuseen Xaaji, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa u qeybsanaha arimaha Ciidanka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya....
Xildhibaannada gobollada Waqooyi ku matalaya golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ka kooban 11-kursi ayaa Lix ka mid...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose iyo Dib-u-heshiisiinta KGS Mudane Mustaf Sheekh Cabdullaahi (Mustaf Adaf) ayaa xafiiskiisa kulan kula...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Kate...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa kulan la qaatay Safiirka dowladda...
Magaalada Ankara ayaa lagu qabtay munaasabad lagu saxiixayay hirgelinta heshiiskii iskaashiga (MoU – June 2016) ee u dhexeeyay Wasaaradda Shaqada...
Guddoomiyaha Gobolka Meru Mutuma M'Ethingia iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya ee...
Kulanka Golaha Wasiirrada Boqortooyada Sacuudiga, oo uu shir-guddoominayay Boqor Salmaan bin Cabdulcasiis Aala Sacuud, ayaa si cad u muujiyay in...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey go'aanka Golaha Xukuumadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho