Guddiga Maamulka Doorashada Somaliland ayaa shaaciyay xiliga la diwaangali naayo musharaxiinta iyo ergada kurastan kala ah, #Hop229 #Hop262 #Hop254 #Hop255...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Soomaaliya, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Midowga Yurub...
Waxaa magaaladda Sharma Al sheekh ee dalka Masar maanta ka furmay shir heer sare ah oo looga hadlayo la dagaalanka...
Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Balal Cusmaan ayaa kulan xog-wareysi ah la yeeshay diblomaasiyiinta safaaradda Soomaaliya ee dallka Turkiga,...
Hay’adda Socdaalka Adduunka ee IOM ayaa sheegtay in 4,470 qof oo tahriibayaal ah ay ku dhinteen adduunka oo dhan sanadkan...
Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan Gobolka shabeellaha hoose, halkaasi oo ay ku bur buriyeen...
Xoghaya Koowaad ee Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Maraykanka Maxamed Cabdiraxmaan Cumar oo ka qeyb galayay Dood loogga arinsanayay gargaarka arimaha...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, JFS Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya ee...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kormeer shaqo ku tagey Taliska Qeybta 21-aad ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Wasiir-Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ku tagey Taliska Qeybta 21-aad, halkaas oo uu kula hadlay saraakiisha iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho