Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Maxamed Ibraahim iyo Axmed Yusuf oo xubin ka ah guddiga ayaa kulan la qaatay...
Waxaa magaalada Djabuuti ee Caasimadda dalka Jabuuti maanta ka furmay Shirka madasha aragti wadaaga ee Heritage. Shirkan oo Furitaankiisa uu...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa magaalada Muqdisho waxa uu kaga qayb galay munaasabad...
Baashe Xoosh Jabriil oo ahaa muwaadin Soomaaliyeed ayaa maanta u geeriyooday dhaawac culus oo ka soo gaaray weerar ay 6-dii...
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa galabta ciidamo kala dhex-dhigay maleeshiyaadkii ku dagaalamay deegaanka Kaxandhaale ee galbeedka...
Shirka Soo bandhigidda Istraatiijiyadda Horumarinta Beeraha Soomaaliya ee Shanta Sanno ee soo socota oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Beeraha...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Maxamed Saciid Samatar Gacaliye ayaa Maanta Muqdisho ka Daah-furay tababarka awood-dhiska...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, JFS Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya ee...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kormeer shaqo ku tagey Taliska Qeybta 21-aad ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Wasiir-Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ku tagey Taliska Qeybta 21-aad, halkaas oo uu kula hadlay saraakiisha iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho