Madaxweynaha Afgaanistaan Ashraf Ghani ayaa khudbad uu u jeediyay shacabka ku sheegay in la tashiyo ay u socdaan dowladda dhexdeeda...
Ciidamada amniga ee dalka Turkiga ayaa qabtay 34 muhaajiriin ah oo dalkaas kusoo galay si sharci darro ah. Dadkaan oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galaya munaasabadda daah-furka Guddiga Madaxa Bannaan ee La Dagaallanka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Cabdiqaadir Maxamed...
Dowladda Shiinaha ayaa si cad u diiday baaqii Ururka Caafimaadka Adduunka ee ku saabsanaa in baaritaan cusub lagula sameeyo ciiddeeda...
Wabiga shabeelle ayaa fatahaad ka sameey tuulda Boodaale, oo ka mid ah tuulooyinka hoosyitaga magaalada Jowhar ee Caasimada dowlad gobaleedka...
Dowladda Canada ayaa sheegtay inay qaadi doonto ilaa 20,000 oo qaxooti reer Afghanistan ah, kuwaas oo ay ku jiraan madaxda...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed Koonfur Galbeed ayaa soo bandhigay jadwalka doorashada xubnaha Aqalka Sare. Guddoomiyaha Guddiga doorashada Koofur...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa soo dhamaystiray Liiska Tartamiyaasha Xubnaha Aqalka Sare Baarlamaanka Soomaaliya....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed...
Muqdisho, Diseembar 25, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Marwo...
Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda oo ku hadlaysa magaca dhammaan diblumaasiyiinta safaaradda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga dhiibtay codkiisa doorashada Golaha Deegaanka ee...
Magaalada Muqdisho waxay maanta qortay taariikh baal dahab ah ka gashay sooyaalka siyaasadeed ee Soomaaliya, kaddib markii si wadajir ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho