Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Xallinta mudane Ibraahim Barre iyo dhammaan xubnaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa waxa ay Ummadda Soomaaliyeed,...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Allaha ha u...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa War-saxaafadeed ay caawa soo saareen Tacsi ugu direen guud ahaan shacabka Soomaaliyeed iyo eheladii...
Waxaa dhawaan magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariisto Guddoomiyihii Gudigga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka heer Fadraal ee Soomaaliya Cabdullaahi Abyan...
Ciidamada daraawiishta Galmudug ee ku sugan deegaanka Cadakibir ee Gobolka Galgaduud ayaa iska caabiyay weerar ay galabta ku soo qaadeen...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdigiisii ayaa galabta gabal dhicii dalka dib ugu soo laabtay. Wafdiga...
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo tujiyey salaaddii Jimcaha ee maanta ayaa khudbadii Jimcaha ku dul istaagay fadliga bishaan iyo curashada...
Munaasabad lagu soo xirayay tababarka mudo sadax maalmood ah Dhuusamareeb uga socday, 42 xirfadle caafimad oo ka kala yimid xarumaha...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku jooga Magaalada Narobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa maanta oo...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyea gaar ahaan Ururka 5aa ee Guutada 16 aad iyo Ciidanka Daraawiishta iyo Nabadsugida Jubbaland oo Isgarabsanaya...
Saaxiibada caalamka oo kaashanaya Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgal bartilmaameed ah oo 10-kii bishii December ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa soo xiray shirka Machadka Heritage ee ka socday magaalada...
Statement on the 70th Independence Day of the Republic of Sudan H.E. Abdisalam Abdi Ali Minister of Foreign Affairs and...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abdisalam Abdi Ali, held a telephone conversation on Wednesday with the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho