Guddoomiyaha Gobalka Hiiran Cali Jayte ayaa maanta kulan la qaatay Mas’uulayiin ka kala socotay urur gobaleedka IGAD iyo Wasaaradda Arrimaha...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Avv. Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta gaaray magaalada Kampala ee Caasimadda Dalka Uganda. Wasiirka...
Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa qeyla dhaan ka muujiyey abaaro iyo xaalado adag oo dhanka nolasha ah oo ka taagan deegaanno...
Agaasimaha Laanta 4aad ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee deegaannada Galmudug Mudane Maxamed Cabdullaahi Aadan ayaa maanta dib u howlgeliyay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, oo ka qayb galaya meertada seddexaad ee Shirweynaha Iskaashiga...
Xubno kamida Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal(GHDHF), oo uu hoggaaminaayo guddoomiye ku- xigeenka GHDHF Abukaate Mowliid Mataan Salaad ayaa gaaray...
Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta Maamulka Gobolka iyo Qaar kamid ah Xarumaha...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cisman Abuukar Dubbe oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda...
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland. Kulanka oo uu ka qeybgalay...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo uu wehliyo taliye ku-xigeenka ciidanka boliiska...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho