Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo uu wehliyo taliye ku-xigeenka ciidanka boliiska...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee dalka Marwo...
Xoghayaha Iskaashatooyinka Beeraleyda gobolka Shabeellada Dhexe, Cabdiqani Sheekh Maxamed oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in dhibaato badan ay...
Maxkamada sare ee dalka Koofur Afrika ayaa amartay in xabsigiga lagu celiyay madaxweynihii hore ee dalkaas Jacob Zuma, ka dib...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magaalada Djibouti uga qeyb galay casho sharaf uu Madaxweynaha...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta dib ugu laabtay...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cusmaan Abuukar Dubbe oo ka qeyb galay kulan looga...
Guddiga maamulka Doorashadda Gobollada Waqooyi Somaliland ayaa shaaciyey inay diiwan galiyeen musharax xildhibaan Marwo Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo u...
Agaasimaha guud ee habmaamuuska Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Abukaate Xirsi Xaaji Culusow, ayaa oo nuqul ka mid...
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashoiyinka Dedban oo soo Gabogabeeyay Dacwad ka taagnayd Kursiga Hop-067 ayaa sheegay in Doorashada Kursigaasi loo maray...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho