Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha ahna kusimaha Wasiirka mudane Axmed Xasan Cali Axmed Dheere ayaa maanta gaarey Degmada Guriceel oo dhawaan...
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maantay ka daah-furtay Magaalada Baydhabo Shirka wada-tashiga qorshe howleedka 2021-2022...
Guddiga Doorashada Galmudug ayaa hal maalin ku daray is diiwaangelinta 5-ta kursi oo horey loo shaaciyey, waxayna is Diiwaangelinta ku...
22 Nofeembar 2021 — Waxaa maanta si rasmi ah loogu dhawaaqay dadka ku guuleystay Tartanka Sanadlaha ee uu qabtay Hoyga...
Hishiiskan oo ah mid is afgarad ah oo dhex marayay jaamacadda Umadda Soomaaliyeed iyo Jaamacadda Makerere ee dalka Uganda ayaa...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga Qardho ayaa maanta tababar u soo xiray...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maalinti labaad qabtay kulan lagu ansixinayay istiraatiijiyada Machadka Dawladda Hoose ee Muqdisho mudada sadexda sano ee...
Guddiga Doorashada Galmudug ayaa maanta guddoonsiiyey shahaadada murashaxnimo xubno soo buuxiyey shuruudaha musharaxnimada, xubnahaa oo soo buuxiyey shuruudaha musharixiinta Aqalka...
Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Marwo Basma Caamir Axmed (Jakeeti) ayaa Agab loogu tala galay...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa shalay oo Axad ahayd (21 November) ku qaabilay...
Bandiiradleey, Agoosto 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane...
Muqdisho, Isniin, 17 Agoosto 2026: - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Hooyo Safiyo Macalin...
Galinsoor, Agoosto, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira safarkiisa deegaanada Galmudug ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho