Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Aadan Macalin (Somali) ayaa maanta kulan lagu dar-dar...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Duraan Axmed Faarax ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland.Mas’uuliyiin ka...
Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay kulan looga hadlay qoonddada haweenka ku leeyihiin...
Guddiga doorashada Galmudug ayaa saaka oo khamiis ah soo saaray shanta kursi ee ugu horeysa doorashada golaha shacabka ee ka...
Booliska Gobalka Banaadir ayaa toogasho ku dilay dhagarqabe ka tirsanaa argagixisada Al-Shabaab, kaasi oo qof rayid ah ku dilay Muqdisho....
Shirka wada-tashiga siyaasada Waxbarashada xaaladaha degdega ah ee dalka ayaa maanta ka furmay mahaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Wata-tashiga oo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 38 ee November 17, 2021 kuna...
Wafdiga Wasiiru dowlaha ahna Kusimaha Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Galmudug mudane Axmed Xasan Cali (Axmad-Dheere) ayaa kormeeray Xarumaha Waxbarashada, Xarumaha...
Howlgal ka dhan ah Kooxda Nabadiidka Al-Shabab oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidamada Qalabka Sida oo is garabsaneya...
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda caleemasaarka Caaqil Cabdiraxmaan Caaqil Diiriye...
Bandiiradleey, Agoosto 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane...
Muqdisho, Isniin, 17 Agoosto 2026: - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Hooyo Safiyo Macalin...
Galinsoor, Agoosto, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira safarkiisa deegaanada Galmudug ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho