Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay Wakiilka Xoghayaha Guud ee QM ee Soomaaliya Mudane James...
Wasiirka wasaaradda cadaaladda, awqaafta iyo arrimaha diinta ee maamulka Jubbaland Maxamed Yuusuf Cumar ayaa maanta magaalada Kismaayo uga dhawaaqay dibad-baxyo...
Hay’adda Nasad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa gacanta ku dhigtay Shabakad maleeshiyada Alshabaab ay u diyaarisay qalqal-gelinta Amniga magaalada...
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga kajaray dhismaha barxada Biyaasa...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Gen.Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa daahfuray ansixinta Siyaasadda Qaran ee Maamul Daadejinta iyo...
Ra’iisul wasaaraha Dalka Ciraaq Mustafa Al-Kadhimi ayaa sheegay inuu ka badbaaday weerar lagu qaaday hoygiisa oo ku yaalla magaalada caasimadda...
Guddiga wasaaradaha ee u xilsaaran kasoo talo bixinta iyo isla go’aaminta arrimaha kheyraadka ayaa si wadajir ah u ansixiyay heshiis...
Taliye Ku-xiggeenka Ururka 84aad, guutada 14-ka Oktoobar ee Xoogga dalka Soomaaliyeed Labo Xidigle Calli Mahdi Cabdi ayaa shacabka Janaale kula...
Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga Hirshabeelle Cabdisalaan Cabdullaahi Angoola oo la hadley Radio Muqdisho ayaa sheegey in hay’adaha gargaarka aysan weli ka...
Munaasabad ka dhacday magaalada Baydhabo ee Dawlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Sabtida maanta 6 bisha November, 2021 waxaa lagu daahfuray...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Cali Yuusuf (Cali Xoosh), ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digay khatar la xiriirta...
Laba dhallinyaro ah oo xoolo-dhaqato ah ayaa 17-kii Agoosto 2026 degmada Ruunirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe ku dilay mid ka...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah XFS, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho