Munaasabad ka dhacday magaalada Baydhabo ee Dawlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Sabtida maanta 6 bisha November, 2021 waxaa lagu daahfuray...
Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye "QoorQoor" ayaa caawa cafis u fidiyay Dhamme: Nuurdeeq Cali Cabdi Faarax oo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa safar shaqo ku tagay magaalada Gaalkacyo...
Kulan qado sharafeed ah oo ay isugu yidimaadeen Diblomansiyinta Safaaradda Soomaaliya ee Indonesia oo uu hogaaminayo Mudane Axmed Maxamud Maxamed...
Odayaasha dhaqanka iyo bulshada reer Cadaado ayaa deeq xoolo nool ah oo ay ugu talagaleen Ciidamada Qalabka sida ee ka...
Waxaa maanta booqasho ku tegay xarunta Wasaaradda caafimaadka Puntland wafti ka socda Bank Adduunka oo uu hogaaminayo Dr. Zubayr uuna...
Agaasimaha Waaxda Diiwaangelinta Gaadiidka (Rayidka) ee (PRA) ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Xukuumadda Soomaaliya Mawliid Xuseen Cumar ayaa maanta goobjoog...
Afhayeen u hadlay Booliska Federaalka Jarmalka ayaa sheegay in maanta oo Sabti ah weerar mindi loo adeegsaday lagu qaaday dad...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guleed, ayaa ka qayb galay munaasabad uu xilka kula wareegay...
Guutada 6-aad Qeybta 60-aad ee ciidamada xoogga dalka ayaa xalay waxay howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha...
Gaalkacyo, Agoosto, 18, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay Dugsiga Farsamada Gacanta, Prof....
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Cali Yuusuf (Cali Xoosh), ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digay khatar la xiriirta...
Laba dhallinyaro ah oo xoolo-dhaqato ah ayaa 17-kii Agoosto 2026 degmada Ruunirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe ku dilay mid ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho