Magaalada Garoowe waxaa maanta kusoo xirmay shir looga hadlayay tayeynta iyo daadejinta adeegga Waxbrashada Soomaaliya, si gooni ah shirku wuxuu...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarigga ka jaray Kawaanka Ansalooti...
Khabaro ka tirsan Machadka Cilmi baarista Ruushka ee Epidemiology, ayaa sheegay in kiisas badan oo xanuunka Corona ah lagu arkay...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi iyo Saraakiil uu hoggaaminaya ayaa kormeer ku tagay tuulada Dheghaye...
Wasaaradda Caafimaadka Ciraaq ayaa sheegtay in tirada dadka ku dhintay dabkii ka kacay Isniin, Isbitaalka Al-Hussein ee degaanka Naasiriyah, ay...
Madasha garsoorayaasha, (Judges Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, kaas oo ay soo qabanqaabisay Maxkamadda sare ee Dalka, waxaana...
Midowga Afrika ayaa cambaareeyay rabshadaha ka socda Koonfur Afrika oo sida lasheegay ay ku dhinteen 72 qof.Dibadbaxyada looga soo horjeedo...
Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa war kasoo saartay dhibaatooyinka saacadahii lasoo dhaafay ay la kulmayeen muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku...
Shirka Wadatashiga Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya iyo Wasaaradaha Waxbarashada dawladaha xubnaha ka ah dawladda Federaalka ah iyo Agaasinka Waxbarashada Gobalka Banaadir...
Wasiirka Dhallinyaradda iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamza Saciid Xamza ayaa soo xiray shir looga hadlayey Siyaasadda Qaran ee dhalinyarada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay, Madaxda 20-ka Urur siyaasadeed ee ka qayb galay,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa bartiisa qoraal uu soo dhigay ku bogaadiyey kulankii maanta. Waxaan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho