Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar oo shalay u dhoofay wadanka Zerbia oo uu...
Munaasbadda Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Dhimirka Adduunka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa waxaa ka qayb...
Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar ) ayaa gaaray magaalada Hague ee dalka Holand. Ujeedka...
Wasaaradda Beeraha Dowlad goboleedka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb tababar ugu qabatay Beeraleey ka kaala yimid degmooyinka maamulkaas. Tababarkan oo socon...
Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiye Ku xigeenka guddiga Doorashooyinka heer Federaal ayaa gaaray magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka hiraan. Wafdigaan ayaa...
Telefishinka Pakistan ayaa Saacadahii hore ee saakay ku dhawaaqay geerida saynisyahankii Nukliyeerka Abdul Qader Khan, oo lagu tilmaamay inuu ahaa...
Ra’iisul wasaaraha dalka Austria Sebastian Kurz ayaa xilka iska casilay kadib eedeymo musuqmaasuq oo loo jeediyey dartood,mudane Kurz oo la...
Wasiiro ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ka qeyb galay xaflad lagu soo dhaweeynayay Senator Xuseen Maxamed Daahir...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida ku timid Allaha u...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty, ayaa Talaadadii khadka taleefanka wada-hadal ku...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka Boqortooyada...
Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho